Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda  Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya. Qoraalka Xaaf kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ka shaqeeneyso bur burinta heshiisyadii ay wada galeen maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna. Galmudug garabka Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)